|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Sheegay Cida Rasmiga Ee Siidaysay Markabkii Siday Xoolaha Somaliland!
July 15, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi rashiid jamaac dhari (sheekhul axmar) oo kamida siyaasiyiinta sar sareee xsbiga wadani ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay markii xoolaha siday ee ku xayirnaa sucuudiga kana tagay dekeda berbera Siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa shaaciyay cida rasmiga ah ee siidaysay markabka siday xoolaha somaliland ee ku xayirnaa jidah. Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa hambalyo udiray boqorka sucuudiga oo isagu lahaa siidaynta xoolaha somalilad isagoo xusay in ay jiraan dad reer somaliland ah oo arintaasi ka shaqeeyay in lagu guulaysto Halkan ka daawo muuqaalkawarkan; Related posts:Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Ayaa Maanta Deeq Buugaag Ah Soo Gaadhsiiyey Jaamacada ... Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Sedex Kiis Oo Cusub Laga Helay Coronavirus Iyo Qofkii Uhoreeyey Js... DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Fariin Udiray Taageerayaasha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|