DAAWO;-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Ugu Weeraray Ganacsade Jaamac Oomaar, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Ugu Weeraray Ganacsade Jaamac Oomaar,
July 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Kamid Mudanayaasha Golaha Wakiilada somaliland ee laga soo doorto gobolka saaxil ayaa raali galin iyo xaal ka bixiyay hadal uu dhawaan wax kaga sheegay Maamulaha Guud ee shirka Ominco Ganacsade Jaamac Oomaar Seed.

Xildhibaan Siciid Cilmi ayaa sheegay in uu hadalkaasi hore uga dhacay khalad Ahaa islamarkaana uu raali galin iyo xaalka siinayo ganacsade jaamac oomaar,shirkadiisa iyo Guud ahaan shacabka Reer somaliland ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS