|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho!
July 31, 2019 - Written by Editor:“In Badan Reer Somaliland ah Oo Muqdisho Ushaqo Tagay Way Jirtaan, Wali Inankaa Hadalka Kasoo Yeedhay Nin Uu Kasoo Yeedhay Majirto,Waxaanan filayaa In Ay Dhalinyarnimo Kuu Adeegsadeen”Wasiirka Warfaafinta,HARGAYSA(W,N) Wasiirka warfaafinta iyo wacyi galinta somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa kulul kabixiyay hadal kasoo yeedhay raysal-wasaare kuxigeenka somaliya. Wasiirka warfaafinta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka kuxigeenka muqdisho Kasoo Baxay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Waxaan Aad Uga Xumahay Oo Aan Halkan ka Tacsiyeynayaa, Dhibaatadii Ka Dhacday Magaalada Laascaanood... "Arinta Ceel-afweyn Ka Dhacday Ficil Foolxun Buu Ahaa, Salaadiintu Fadhiga Haka-kacaan" Suldaan Ladi... DAAWO;Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo kormeer ku soo Mara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|