DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Salel, Kormeerna Ku Tagay Cisbitaal Magaalada Saylac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Salel, Kormeerna Ku Tagay Cisbitaal Magaalada Saylac.
July 26, 2019 - Written by Editor:

Saylac(W,N) Wasiirka Wasaarada Caafimaad oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada iyo masuuliyiinta Waxbarashada ee gobolka ayaa gaadhay magaalada Saylac.

Wasiirka Caafimaadka iyo maamulka gobolka salel ayaa kormeer ku tagay cisbitaalka magaalada saylac.

Maamulka gobolka ayaa ka warbixiyay baahiyaha caafimaad ee Magaalada Saylac

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/xnIugj-8vcE

COMMENTS
LINKS