|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wariye Hereri Oo Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Diyaariyay Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills.
July 17, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Dhismaha iyo Hirgalinta warshadii ugu horaysay ee soo saari doonta daqiiqda ee boodhari mills ayaa laga hirgalinayaa somaliland taasi wakhtigan ku dhow gabo gabo. Wariye cabdisalaan hereri ayaa booqasho ku tagay deeganada ay warshada booradhi mills ka wado beerista Dalaga ay ku shaqayndoonto warshaduiyo calafka xoolaha. Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Nuur Odowaa oo kamid Dhalinyrada Aqoonyahanka ee hindisay warshadan ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hawlaha warshada boodhari mills oo xiligan dhul beeris magaaladan ka sameeyay banka tog wajaale.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Warshada Booradhi Mills;
Related posts:Magaalada Gaalkacyo oo lagu Dilay Ganacsade Caan Ah Iyo Dhaawaca loo Geystay Xildhibaan Ka Tirs... Shamis Qarda Jeex Oo Karbaashtay Faarax Macalin, Sh. Cabdiraxmaan Bashiir Iyo Maamulka Farmaajo Oo I... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Xildhibaan Cabdi Cali Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|