|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Prof Ibraahim Meecaad Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
July 27, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka goob joog ee ka baxa tvga qaranka somaliland ayaa waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya lagula yeeshay prof Ibraahim Maxamed meecaad Oo Kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Canada Oo dalka ku sugan Wakhtigan, Prof Ibraahim Maxamed Meecaad ayaa ka waramay marxalado badan Iyo dhacdooyinka taariikhda in ka badan 60 sano oo uu goob joog kasoo ahaa iyo doorkii muhiim ahaa ee uu lahaa halgankii dib uxorayta jamhuuriyada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Gudoomiyaha Dallada SONYO Oo Hambalyo Udiraaya Shacbiweynaha Somaliland Munaasibadda Ciidal Adxaha A... Shoodh Laydh oo Ka Kacay Dab Qaybiyaha Korontada (Transmoter) Ee Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axme... Daawo: Dugsiga Sare Ee Salaama Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|