|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Qareenada Jsl Oo Xaraan Ku Tilmaamay Xadhiga Xildhibaanada Gabiley,Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Sharcigii Dalka!
July 28, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ururka qareenada Somaliland solla ayaa ka Hadlay Xadhiga Xildhibaanada golaha deegaanka gabiley oo mudo shan cisho ah ku xidhan magaalada hargaysa. Gudoomiyaha ururka qareen Garyqaan timo ayaa xadhiga xildhibaanadan ku sheegay mid xaaraan oo lagu gafay xasaanadii ay lahaayeen iyo sharcigii dalka. Ururka qareenada ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay tahay xukuumadii ugu sharci jabinta badnay mudadii ay xilka haysay sheegayna in uu dalka maraya xaaladii ugu liidatay ee dhinaca sharci mudadii Somaliland jirtay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lafilayo In Maalinta Bari Ah Socdaal Ku Tagaan G... Warbixin:Aafooyinka Ay Sababaan Boholaha Dhulka Ka Dilaacaa Oo Sii Fidiya Iyo Dhibaatada Ay Ku Hayaa... Masuul U Hadlay Diyaarada Ethiopian Airline Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|