|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Tafatiraha Afrika Ee BBC Mary Harper Oo Kulan La Qaadatay Wasiirka Warfaafinta Jsl, Kana Hadashay Xasiloonida Somaliland.
July 24, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) Saxafiyada Caan ah ee tafatiraha Africa ee BBCda Mary Harper ayaa maanta booshaqo ku tagay wasaarada warfaafinta Somaliland iyadoo halkaasi kula kulantay wasiirka warfaafinta oo ay weheliyaan agaasimo waxeedyada wasarada warfaafintu. Mary harper ayaa ka hadlay sida ay usoo dhaweeyay wasiirka warfaafinta Somaliland Sidoo kale mary harper ayaa ka hadashay xasinoolida somaliland iyo horumarka ayku talaabsatay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wax Garadka Iyo Labeenta Buuhoodle Oo Taageeray Wada Hadalka Uu Maamulka Khaatumo Kula Jiro Somalila... Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Xuska Sannad-guurada 27-Aad Ee Aas-aaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha. DAAWO ;Madaxdhaqameedka Odoyaasha Dhaliinyarada Beesha Madigaan Ee Gobolka Gabiley oo Xukuumada ku C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|