DAAWO;-Solja Oo Tababar Uqabatay Warbaahinta Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Solja Oo Tababar Uqabatay Warbaahinta Magaalada Gabiley
July 17, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Tababar magaalada gabiley ugu qabtay Saxafiyinta  ka hawlgala Gobolka gabiley.

Ururka solja ayaa dhanka kale saxafiyiinta gabiley usameeyay IDga ururka suxufiyiinta somaliland oo dib ucosboonayn siis lagu sameeyay

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS