DAAWO;-Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ee Dalka Gini. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ee Dalka Gini.
July 7, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa maanta iskugu soo baxay fagaaraha magaalada iyagoo taageero umuujinayay socdaalka madaxwaynaha somailand ee dalka gini kana dareen celinayay weedhaha xanaftaleh ee maamulka muqdisho kula jiraan jamhuuriyada somaliland.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS