|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Cali Khaliif Oo Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ee Dalka Gini, Sheegayna In Aanay Somaliland Wax Aqoonsi ah Usoo Kordhinayn!
July 7, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Prof Cali Khaliif Galaydh hogaamiyaha khaatumo State ayaa ka hadlay safarkii Madaxwaynaha Somaliland ku tagay dalka Gini sheegayna in aanay jirin wax ay Somaliland usoo kordhin karto soona jeediyay in aan bulshada lagu jawo wareerin. Prof Galaydh ayaa ku baaqay in danta Somaliland ku jirto in dhexdeeda la wada hadlo. Sidoo kale prof cali khaliif ayaa jawaabo adag ka bixiyay dad uu sheegay in ay dhaliileen shir ay dhawaan magaalada hargaysa ku qabsadeen, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan Layeeshay Isuduwayaasha Laamaha Dawlada Ee Gobolka. Ninka Yidhi Inqilaab Milatari Baan ku Riday Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Waxan Lee Yahay; GODKA... DAAWO: Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Ka Jawaabay Hadaladii CIRRO,Kana Hadlay Aragtidiisa Soo dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|