DAAWO;-Markabkii Xoolaha Ka Qaadey Berbera Ee Ku Xayirnaa Jiddah Oo laga Dajinayo Xoolihii Iyo Qaabkii Loo Sii Daayey! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Markabkii Xoolaha Ka Qaadey Berbera Ee Ku Xayirnaa Jiddah Oo laga Dajinayo Xoolihii Iyo Qaabkii Loo Sii Daayey!
July 19, 2019 - Written by Editor:

JIDAH(W,N) Muuqaalada aga helayo deked jidah oo mudo ku xayirnaa markab xoolo ka qaaday dekeda berbera ayaa shacinaya I markabkaasi laga rogay xoolihii lana soo badhigayo iyada oo laga dajinayo xoolaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MARKABKII OO LAGA ROGAYO XOOLIHII IYO CIDA SHEEGANAYSA IN AY SIIDAYSAY;

COMMENTS
LINKS