DAAWO; Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay Mawqifkooda Shirka Ay Wada Yeelanayaan Dhigooda Bariga Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Shaaciyay Mawqifkooda Shirka Ay Wada Yeelanayaan Dhigooda Bariga Burco.
July 7, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madax dhaqameedka beelaha garxajis oo ay weheliyaan gudidii beesha ee lagu soo doortay shirii buurta gacan libaax ayaa siwada jir ah uga hadlay shirka beesha bariga burco ugu baaqday in uu dhex maro si ay uga wada hadleen wada noolaanshahooda.

Madaxdhaqameedkan ayaa sheegay in ay aqbaleen  shirkaasi iyaga soo dhaweeyay shaaciyay in ay diyaar uyihiin qabsoomidiisa.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS