DAAWO; Haay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Imtixaan ka Qaaday Shaqaale Cabasho ka Qabay Wasaarada Xanaanada Xoolaha.
July 18, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)Hayada shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa imtixaanka ka qaaday 27kamid ah shaqaale tambareeri ku joogay wasarada xanaanada xoolaha kuwaasi oo dhawaan cabasho ka muujiyay habdhaqanka masuuliyiinta wasaarada
Gudoomiyaha haayada shaqaalaha ayaa isagu goob joog ka ahaa imtixaanka laga qaadayay ardaydan.