HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Cabdiraxmaan maxamed cabdilahi cirro oo kusgan dalka dibadiisa ayaa kulan uu la qaadanayay jaaliyada reer somaliland halkaasi ku dhaqan ugu baaqay in ay isku duubnaadaan somaliland ubaahan tahay midnimo iyo wada noolaansho
Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa a hadlay xaalada ceel afwayn iyo siyaasada xukuumada kulmiye ku hagayso dalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;