|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ku Baaqay In Aan Maamulka Muqdisho Loogu Yeedhay Dawlada Somaliya, Lana Joojiyo Wada Hadaladii!
July 6, 2019 - Written by Editor:“Farmaajo Wuxuu Muqdisho Magan Ugu Yahay Nimadkii Aanu Wada Ridnay Adeerkii Siyaad Bare Waalna La Og Yahay, HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay cadaawada somaliya uqabto somaliland oo uu sheegay in xiligan loo baahan yahay in layska dhici Dhanka kale gdoomiye faysal ayaa ku baaqay in la joojiyo wada hadaladii somaliland iyo somaliya Gudomiye fayasla ayaa shacabka somaliland iyo labada xisbigi ugu baaqay in siwayn loo soo dhaweeyo madaxwaynaha somaliland iyo waftigiisa. Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|