HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland baashe maxamed faarax ayaa xafiiskiisa kulan kula qaaday wafti ka socday qaarada yurub oo uu horkacayo safiirka midowga yurub ee Somaliland iyo somaliya iyo safiirka dalka jarmarka ka socday.
Gudoomiye baashe iyo safiirka midowga yurub ayaa si wada jir ah uga hadlay arimaha ay ka wada hadleen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;