DAAWO;-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatey Safiiro Ka Socday Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatey Safiiro Ka Socday Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
July 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland baashe maxamed faarax ayaa xafiiskiisa kulan kula qaaday  wafti ka socday qaarada yurub oo uu horkacayo safiirka midowga yurub ee Somaliland iyo somaliya iyo safiirka dalka jarmarka ka socday.

Gudoomiye baashe iyo safiirka midowga yurub ayaa si wada jir ah uga hadlay arimaha ay ka wada hadleen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS