DAAWO;-Gudomiyaha Xisbiga Wadani Oo Hadlay Muhiimada Ganacsiga Iyo Shirkada Cusub Ee Gaadiidka Keentay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudomiyaha Xisbiga Wadani Oo Hadlay Muhiimada Ganacsiga Iyo Shirkada Cusub Ee Gaadiidka Keentay.
July 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa shirkada dahabshiil ku hambalyeeyay qaybta cusub ee usoo kordhisay shacabka somaliland ee gaadiidka casriga

Gudoomiye cirro ayaa ka hadla muhiimada gaanacsigaxorta ah iyo faa,iidada uu shacabka uleeyahay

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS