DAAWO; Fanaan Maxamed Cirro Oo Ka Hadlay Han-Jabaado Loo soo Diray Iyo Cida Uu La Xidhiidhinayo Falkan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Fanaan Maxamed Cirro Oo Ka Hadlay Han-Jabaado Loo soo Diray Iyo Cida Uu La Xidhiidhinayo Falkan!
July 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudomiyaha xidigaha geeska fanaan Maxamed Bakaal Cirro ayaa markii uhoraysay ka hadlay hanjabaado loogu soo diray telka gacanta taasi oo bulshada reer somaliland dareen xamaasadaysan kaga falcelinayeen baraha bulshada ayna ka hadlen abwaano kale

Faanan ciro ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii loogu soo hanjabaday cida xogogal u hayad dhacdadan

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS