GABILEY(W,N) Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay Weheliyaan Masuuliyiinta Gobolka iyo Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa maanta gaadiid Ay dawlada hoose ugu deeqday ku Wareejiyay ciidanka Dabdamiska Ee Gobolka Gabiley.
Sidoo kale maayarka ayaa hal gaadhi ku wareejiyay waaxda fayo dhowrka ee dawlada hoose.
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;