|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Culimada Magaalada Hargaysa Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Dhibta Uu Leeyahay Dagaalka Ehelku Iyo Waxa Ay Diinta Islaamku Ka Qabto!
July 12, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) qaarkamida culimo awdiinta reer somaliland ee ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa salaadiinta jimcaha kaga hadlay qiimaha ay leedahay nabada iyo diiniyan aanay banaanayn in ay isdilaan dad ehel ahi kuna baaqaan dagaal Culumo awdiinta ayaa ka waramay waxa ay diinta islaamku ka qabto dagaaladna noocaasi iyo ciqaabta ay mudanayso cida hurisa colaado sokeeye, Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:“Madaxwaynaha Waxaan Odhan Lahaa, Barigaynu Jabhada Ahayn Gudoomiyeheenu Arintii Uu Minste Lasoo Qaa... DAAWO: Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada oo ka Hadlay Xuskii Maxamed X Ibrahin CIGAAL iyo Xusuusti... Dhallinyarada Gobolka Maroodi-Jeex Oo Hambalyo U Diray Eng Cabdiqaadir Iimaan Oo Loo Xulay Komishank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|