DAAWO;-Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Balanqaadyo Xukuumada Biixi Fulin Wayday Oo Dhacay Deegaanka Xariirad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Balanqaadyo Xukuumada Biixi Fulin Wayday Oo Dhacay Deegaanka Xariirad.
July 30, 2019 - Written by Editor:

XARIIRAD(W,N) Shacabka ku dhaqadan deegaanka xariirad ee gobolka salel ayaa maanta iskugu soo baxayisku soo bax ay kaga soo horjeedaan balan qaadyo xukuumada madxwayne biixi uqaaday wakhtigii ololaha oo ay fulin wayday islamarkaana wadadii laga duway xariirad.

Sidoo kale dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujiyay sida xariirad looga reebay xeerkii ismaamulka iyodegmooyinka ee goluhu ansixiyeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS