DAAWO; Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Ku Tagri falayo Hantidii Qaranka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Uu Ku Tagri falayo Hantidii Qaranka!
July 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Abwaan yuusuf shaacir oo kamida abwaanada reer Somaliland ayaa madaxwayne biixi ku dhaliilay talaabo uu shalay qaaday oo uu madaxda xisbiyada mucaaridka ugu iibiyay baabuur qaali ah

Abwaan yusuf shaacir ayaa sheegay in aanay jirin hanta madaxwaynuhu leeyahay oo uu ka bixinayo lacagta balse ay tahay xoolihii umada uu uu musuqmaasuqayo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS