|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay fanaanka Maxamed Ciro Loo Soo Hanjabay, Sheegayna In Aan Hargaysa Cidna Wax Ku Dhexyeeli Karin.
July 23, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)gudoomiyaha xidigaha geeska fanaanka maxamed bakaal cirro ayaa sheegay in dhawaan loosoo hanjabay islamarkaan iyadoo lagula soo xidhiidhay khadka telfonka, Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil weedhsame ayaa ka hadlay hanjabaad loosoo diray fanaan Maxamed Cirro Abwaan weedhsamae ayaa shaaciyay in aan cida waxyeeli karin cirro hargaysan lagu taaban karin cida waxaasi sheegtayna ay iska hadashay uun. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ABWAAN WEEDHSAME;
Related posts:DAAWO; Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Caleemo Saarka Beel... “Maayir Mooge Cashuurtii Masaakiinta Ayuu Ciyaartoy Ajaanib Ah Kusoo Iibsanayaa”Abwaan Cabdi Good. Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday 483 Macalin Oo Si Meel Gaadh Ah Uga Shaqaynayay Dug... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|