Cali Mareexaan oo Sheegay In Soomaaliya Ay La Liic Liicayso Tamar Daro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Mareexaan oo Sheegay In Soomaaliya Ay La Liic Liicayso Tamar Daro
July 5, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Hawlaha Guud ee Xukuumadii Siilaanyo Cali Xasan Mareexaan, ayaa ka hadley go’aankii ay shalay Soomaaliya ku shaacisay inay xidhiidhkii u jartay dalka Gini.

Dhinaca kale, Cali Mareexaan ayaa waxa uu ka hadley awooda Soomaaliya, Isagoona sheegay in awooda maamulkaasi aanu cago badan ku taagnayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS