Beesha Caalamka Oo Wada Dadaalo Xoogan Oo Laysugu Soo Dhaweynayo Madaxda Siyaasada Somaliland Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beesha Caalamka Oo Wada Dadaalo Xoogan Oo Laysugu Soo Dhaweynayo Madaxda Siyaasada Somaliland Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay!
July 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Beesha caalamka ayaa maalmihii udanbeeyay ku hawlan sidi xal looga gaadhi lahaa khilaafka xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland iyo xukuumada madaxwayne biixi oo isku marin waayay arimaha koomishanka sobobayna in doorashada golayaasha wakiilada iyo degaanku dib udhacda markale intii madaxwayne biixi talada dalka hayay

Safiirka midowga Yurub oo ku sugan caasimada hargaysa ayaa ku hawlan sidii lays kugu soo dhawayn lahaa xisbiyada iyo xukuumada

Safiirka midowga yurub aaa kulan Arimahan la xidhiidha Habeenkii xalay ahaa kulan kula yeeshay huteelka maansoor madaxda xisbiyada Wadani iyo Ucid,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS