|
|||||
WAJAALE NEWS
Beesha Caalamka Oo Wada Dadaalo Xoogan Oo Laysugu Soo Dhaweynayo Madaxda Siyaasada Somaliland Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay!
July 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Beesha caalamka ayaa maalmihii udanbeeyay ku hawlan sidi xal looga gaadhi lahaa khilaafka xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland iyo xukuumada madaxwayne biixi oo isku marin waayay arimaha koomishanka sobobayna in doorashada golayaasha wakiilada iyo degaanku dib udhacda markale intii madaxwayne biixi talada dalka hayay Safiirka midowga Yurub oo ku sugan caasimada hargaysa ayaa ku hawlan sidii lays kugu soo dhawayn lahaa xisbiyada iyo xukuumada Safiirka midowga yurub aaa kulan Arimahan la xidhiidha Habeenkii xalay ahaa kulan kula yeeshay huteelka maansoor madaxda xisbiyada Wadani iyo Ucid, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN; Related posts:Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Jooga Magaalada Nayroobi Iyo Kulamo Kala ... Golaha Wasiirrada Jsl Oo Go'aan Gale Ku Soo Saarey In Arrimaha Kufsiga Lagu Xaliyo Oo Kaliya Go'aama... Madaxweynaha Jsl Mudane Axmed Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Ku Xigeenka Ergayga Gaark... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|