|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Ceerigaabo, Sheegayna In Bandoo Lagu Soo Rogay.
July 10, 2019 - Written by Editor:CEERGAABO(W,N) Magaalada ceergaabo ee gobolka sanaag ayaa maanta waxaa ka dhacay isku soo baxyo sobobay khasaaraha dhaawaca hal qof kaasi oo mudo ka socday gudaha magaalada Badhasaab kuxigeenka gobolka sanaag ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka sanaag iyo rabshadihii ka dhacay magaalada Sidoo kale badhasaab kuxigeenka gobolka sanaag ayaa sheegay in caawa laga bilaabo 7;00fiidnimo bandoo lagu soo rogay magaalada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Deg Deg:-Budhcad Badeed Somaliyeed Oo Qafaashey Markabkii Saddexaad , Dalka Iska Leh Iyo Halka Ay Ka... Daawo ;Wasiirka Arimaha Dibada JSL Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Heshiishka Ay La Geleen Madaxda Somaliya DAAWO;-Ciidanka Xeebaha Gobolka Sanaag Oo Meel Mariyey Amar Kasoo Baxay Madaxweynaha Iyo Taliyaha C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|