Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Wargalin Muhiim ah Udiray Dhalinyaradii Dhamaysatay Tababarka Shaqo Qaran! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Wargalin Muhiim ah Udiray Dhalinyaradii Dhamaysatay Tababarka Shaqo Qaran!
July 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha barnaanmijka shaqo qaran maxamed xuseen mu,adinka ayaa dhalinyradii dhamaysatay barmaamijka shaqo qaran ku wargaliyay in dhawaan loo fadhiisan doono imtixaan shaqo agu siinayo dhalinyaradan isagoo ku wargaliyay in ay soo xaratstaan cvyadooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS