Abwaan Daaha Gaas oo Ka Hadley Sababta Ay Fanaaninta Somaliland U Tagaan Muqdisho iyo Hadimoyinka Xukuumadu Ku Hayso Bahda Fanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Daaha Gaas oo Ka Hadley Sababta Ay Fanaaninta Somaliland U Tagaan Muqdisho iyo Hadimoyinka Xukuumadu Ku Hayso Bahda Fanka
July 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo ka mid ah Abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa ka hadley sababta ay Fanaaniinta reer Somaliland u tagaan magaalada Muqdisho, Isagoona soo bandhigay hadimooyinka ay Xukuumada Madaxweyne Biixi ku hayso bahda Fanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS