|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Xayiradii Ka Qaaday Telefiishanada Horyaal iyo Eryal
June 30, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Xukuumada Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday labada Telefiishan ee Horyaal iyo Eryal oo ka hawl gala magaalada Hargeysa. Labadan telefiishan ayaa xadhigoodu ku aadanaa muuqaal ay ka soo duubeen banka magaalada Wajaale oo uu dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray Askar ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland iyo dadweynaha deegaankaasi. Dhinaca kale, Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada ayaa sheegay in xayiraadii saarnayd labada Telefiishan laga qaaday kadib heshiis iyo is-afgarad dhexmaray maamulka labada Telefiishan iyo Xukuumada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Bee... Dawlada Australia Oo Bandow 24sacadood Ah Kusoo Rogtay Xaafada Ay Somaalidu Ka Degen Tahay Magaalada... DAAWO;-Kulan Lagaga Hadlayay Teknoolajiyada Iyo Maamul Wanaag Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Isgaadhsiint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|