|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Xayiradii Ka Qaaday Telefiishanada Horyaal iyo Eryal
June 30, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Xukuumada Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday labada Telefiishan ee Horyaal iyo Eryal oo ka hawl gala magaalada Hargeysa. Labadan telefiishan ayaa xadhigoodu ku aadanaa muuqaal ay ka soo duubeen banka magaalada Wajaale oo uu dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray Askar ka tirsan Ciidanka qaranka Somaliland iyo dadweynaha deegaankaasi. Dhinaca kale, Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada ayaa sheegay in xayiraadii saarnayd labada Telefiishan laga qaaday kadib heshiis iyo is-afgarad dhexmaray maamulka labada Telefiishan iyo Xukuumada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo: Tartanka Orodka Dheer Oo Hargaysa Ka Dhacay Iyo Nin Ajaanib Ah Oo Kalinta Koowaad Galay Masuuliyiinta Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Cisbitaalka Burco Ku Booqday Dhaawaca Taageerayaal Geed La... DAAWO: Prof: Axmed Ismaaciil Samater Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Xisbiga Kulmiye Ku Yeelan D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|