Xildhibaan Aareeye oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qayb Galay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Aareeye oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qayb Galay
June 8, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa Aas qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo dhawaan ku geeriyooday wadanka Turkiga.

Waxa Aaska Marxuum Xildhibaan Aareeye ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Guddoomiye ku xigeenka Wakiilada, Xildhibaanada labada gole qaran ee Somaliland, Asxaabta mucaaridka, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed iyo dadweyne aad u tiro badan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS