Xaaska iyo Caruurta Abwaan Sangub oo Ka Hadlay Tacsi-diisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xaaska iyo Caruurta Abwaan Sangub oo Ka Hadlay Tacsi-diisa
June 21, 2019 - Written by Reporter:

Jigjiga (WJN) – Xaaska iyo Caruurta ala ha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaah Ciise (Singub), ayaa ka hadley tacsida Abwaanka, Iyagoona marxuumka ugu duceeyay inuu Ilaahay u naxariisto, Jannatul Fardowsana ka waraabiyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Jigjiga Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS