“Waxaanu Ka Xunahay Sida Wasaarada Gadiidka Iyo Maamulka Shaqo Qaran Uhagradeen Gobolnimada Gabiley”Suldaan Ismaaciil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaanu Ka Xunahay Sida Wasaarada Gadiidka Iyo Maamulka Shaqo Qaran Uhagradeen Gobolnimada Gabiley”Suldaan Ismaaciil.
June 5, 2019 - Written by Editor:

“Waxaa La Odhan Jiray Lixda Gobolka Iyo  Gabiley Waxayna Gabiley  Xaq ulahayd Waxa Ay Goboladaasi Helaan, Xildhibaano Meel ka Hadlayna Waxba Yeeli Mayaan, Waanay Noo Suntan Yihiin”Suldaan Ismaaciil.

Suldaanka Guud Ee Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Sida Duulaanka Loogu yahay Gobolnimada gabiley iyo arimo kale Xaasiya

GABILEY(W,N) Suldaanka guud ee gobolada gabiley iyo maroodi jeex suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxman kana mid xildhibaanado golaha guurtida ayaa munaasibadii shalay ee ciidul fidriga ayaa ka hadlay arimo door oo shacabka gobolka gabiley tabayeen,

Sidoo kale Suldaan Ismaaciil ayaa jawaab ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay qaarkamida xildhibaanada golaha wakiilada oo weerar ku ahaa gobolnimada gabiley.

Dhanka Kale Suldaan Ismaaciil ayaa dhaliilay talaabada ay Wasaarada Gaadiidka Udiiday in gabiley yeelato taariko gaar u ah

Suldaanka ayaa iyana wax laga xumaado ku tilaamay agaasimaha shaqo qaran udireen gobolnimada gabiley iyagoo laada sicad uga tagay xaqii ay lahayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS