|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Deegaanka Somaliland oo Ka Gaabsatay Ka Hadalka 8 Hareemo-cad oo Ay Dibeda U Iib Gaynayso
June 12, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wasaarada deegaanka iyo horumarita reer miyiga Somaliland ayaa ka gaabsatay ka hadalka 8 Hareemo-cad ah oo ay dibeda u iib gaynayso islamarkaana ay dhowaan doonayso in dalka ay ka dhoofiyo. Sideedan Hareemo cad oo hore looga reebay dad iibsanayey ayaa shirkad ka baayac mushtaraysa xayawaanka ayaa dhowaan imanaysa Somaliland si ay u dhoofiso Hariimo cadkaasi. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Afhayeenka xusbiga Wadani Ee G, Gabiley Ayaa Jawaab kulul Ka Bixiyay warar ka Dhan Ah Gudoomiyaha ... Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Gaashaanle Sare Cabdi Daahir Oo Ku Geeriyooday... DAAWO:Shaqaalaha Chineska ah Ee ka Hawl Gala Buuraha Siimoodi Oo Bilaabay Cunitaanka HilibkaDameerah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|