|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Kenya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Wada Hadalo Somaliya Iyo Somaliland Uga Furmaya Nayroobi.
June 24, 2019 - Written by Editor:NAYROOBI(W.N) Wakiilka somaliland ufadhiya somaliland dalka Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada wada hadalo somaliland iyo somaliya maalinta bari ah uga furmaya magaalada Nayroobi Amb baashe Cawil ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka uu wada hadaladu ufurmayaan iyo cida soo qaban qaabisay Dhanka kale Amb baashe cawil ayaa wax laga wadaydiiyay waxa keenay in kulan somaliya ay umatalaan wafti aad uhooseeya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:"Xadhiga Ardaydu Xal Maha, Culays Badan Ayay Dugsiyadu ku Hayaan Ardayda iyo Waalidiinta".Mujaahid C... Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Saxaafada Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgala... Golaha Wakiiladda Iyo Xukuumadduba Ha joojiyaan Xaalad abuurkan Shacabkuna ma ogolla in ay mar danbe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|