Wada-hadalo Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmaya Dalka Kenya Iyo Magacyada Xubnaha Kala Matalaya Labada Dhinac! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wada-hadalo Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmaya Dalka Kenya Iyo Magacyada Xubnaha Kala Matalaya Labada Dhinac!
June 24, 2019 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,N) Somaliland iyo somaliya ayaa lafilayaa Maalinta bari ah in ay wada hadalo aan hore loo sii shaacinin uga furmaan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya sida ay shaacisay haayada ku hawlan dhex dhexaadinta labada dal iyadoo Dhinaca kale ay wargaysyo caalami ahi  warbixin ka qoreen wada hadalada dhermaraya somalilan iyo somaliya.

Sidoo kale waxaa la shaaciyay magacyada xubnaha kala matalaya Somaliland iyo Somaliya.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS