Ururada Dawladaha Hoose Ee Somaliland iyo Netherland oo Shir Uga Furmay Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururada Dawladaha Hoose Ee Somaliland iyo Netherland oo Shir Uga Furmay Gabiley
June 27, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN) – Waxaa maanta magaalada Gabiley ka furmay shir u dhexeeya Ururada Dawladaha hoose Somaliland ee ALGASL iyo ururka dawladaha hoose ee dalka Netherland ee VNG.

Waxaana sshirkan ka soo qaybgalay badi dhamaan Maaayirada dalka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/HNEqjE_fSQo

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS