Gabiley (WJN) – Waxaa maanta magaalada Gabiley ka furmay shir u dhexeeya Ururada Dawladaha hoose Somaliland ee ALGASL iyo ururka dawladaha hoose ee dalka Netherland ee VNG.
Waxaana sshirkan ka soo qaybgalay badi dhamaan Maaayirada dalka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/HNEqjE_fSQo
Wajaalenews Desk
Gabiley Office
Wajalenews@gmail.com