|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Shirkada Telesom Ku Bogaadiyay Gurmad Ay Ufidisay Muwaadin Dhalinyaro ah Oo Dhaawac Culusi Soo Gaadhay.
June 20, 2019 - Written by Editor:Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Xayiraada Xukuumadu Saartay tvyada Horyaal iyo Eryal.HARGAYSA(W,N) Siyaasi rashiid jaamacdhari oo kamida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay talaabada ay xukuumada madaxwayne biixixayiraada ku saartay tvyada Horyaal iyo Eryal oo aan wax lagusoo eedeeyayna jirin Siyaasi rashiid ayaa xukuumada usoo jeediyay in ay tvyada wada xidho si ay iyadu kaligeed ku hadasho Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac ayaa shirkada telesom ku bogaadiyay gurmad deg deg ah oo ay ufidisay muwadin reer Somaliland ah oo dhawaan dhaawac culus oo aan dalka waxba lagaga qabanayni soo gaadhi kaasi oo ay shirkada telesom udalbatay diyaarad khaasa oo dalka dibadiisa loog qaado Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa tacsi u kala diray abwaanada sangub iyo saxardiid jabiye oo dhawaan ku kala geeriyooday Somaliland iyo itoobiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|