Shil Baabuur oo Ka Dhacay Magaalada Qabridahare oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Baabuur oo Ka Dhacay Magaalada Qabridahare oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac
June 3, 2019 - Written by Reporter:

Qabri Dahare (WJN) – Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay halka sadex qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo xalay ka dhacay magaalada Qabri-dahare.

Shilkan gaadhi ayaa waxa sababay kadib markii uu gaadhigu turuska ku dhuftay gabadh yar isagoona kadibna ka dhacay biriij ama.

Sadexda qof ee ku dhaawacmay oo dhaawacoodu aad u daranaa ayaa si toos ah loo geeyay cisbitaalka wayn ee Qabri-dahare.

Gadhiga shilka galay ayaa ahaa nooca qabalka la yidhaahdo iyadoona la sheegay inay lahaayen Ciidanka Liyuu Booliska.

 

Wajaalenews Desk

Jigjiga Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS