|
|||||
WAJAALE NEWS
Shaqaale Xuquuq-darro Kaga Cawday Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland
June 12, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland, ayaa cabasho ka muujiyey xuquuqdooda shaqaale rasmi ah ay ku noqon lahaayeen iyo inay helaan mushaharka ay muddada sugayeen inta ay ka hawlgalayeen waaxyaha kala duwan ee wasaaraddaas. Dhinaca kale, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Yurub Abiib, ayaa ka jawaabtay cabashada shaqaalahaas.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;- Fanaanada Caanka ah Ee Mujaahidad Sahra Halgan Oo Fariin Waano Ah U Dirtey Siyaasiyiinta Iyo... DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Dib u Xoqay Xanaftii Doorashada Madxtooyadu Reebtay ... “Waxaanu Ka Xunahay In Qaramada Midoobay Markhaati Ka Noqoto Doorashada Beenta Ah, Iyo In Ay Yidhaah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|