Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Badhan oo Ka Warbixiyay Amniga Gobolka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Badhan oo Ka Warbixiyay Amniga Gobolka
June 28, 2019 - Written by Reporter:

Badhan (WJN) – Saraakiisha ciidamada qaranka Somaliland ee magaalada Badhan, ayaa ka warbixiyay xaalada nabad-geliyo magaaladaasi iyo sida Ciidankoodu ugu filan yahay sugida amniga xuduuda Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS