Rugta Ganacsiga oo War Cusub Ka Soo Saartay Arimaha Dhoofka Xoolaha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Rugta Ganacsiga oo War Cusub Ka Soo Saartay Arimaha Dhoofka Xoolaha Somaliland
June 30, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa war ka soo saaray arinta dhoofka Xoolaha Somaliland oo dhawaan wadanka Sucuudi Arabiya uu ku soo rogay amar ah in waraaqda Caafimaadka ee dhoofka Xoolaha ay ka soo qaadato Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS