Roobab Khasaare U Gaystay Biriishyadda Magaaladda Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roobab Khasaare U Gaystay Biriishyadda Magaaladda Burco
June 1, 2019 - Written by Reporter:

Burco (WJN) – Roobab xoogan oo maanta ka da’ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa khasaare u gaystay biriishyada waa weyn ee magaaladaasi.

Waxaana khasaaraha roobabkan ka da’ay magaalada Burco ka hadley Maayirka magaalada Burco iyo masuuliyiinta gobolkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Burco Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS