|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamadda ICJ oo Muddeysay Xilliga La Dhageysanayo Dacwada Badda Ee U Dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya
June 26, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ayaa ku dhawaaqday xilliga ay dib u billaabeyso dhageysiga kiiska Soomaaliya iyo Kenya. ICJ ayaa war qoraal ah oo xalay ka soo baxay waxaa lagu sheegay in 9-ka illaa 13-ka bisha September ay dhageysan doonto doodda labada dhninac ee xuduudda badda. Dhageysiga ayay maxkamaddu u qeybisay laba wareeg oo afar maalmood gudahood ku dhici doonta.
Halkan hoos ka akhri qoraalka maxkamadda oo Af Ingiriis ku qoran;
Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|