Maxamuud Sh. Axmed Dalmar oo Walaac Ka Muujiyay Hoos U Dhac Ku Socda Af Soomaaliga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxamuud Sh. Axmed Dalmar oo Walaac Ka Muujiyay Hoos U Dhac Ku Socda Af Soomaaliga
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Maxmuud Sheekh Axmed Dalmar oo ah Saxafi hore islamarkaana ku xeeldheer arimaha cilmibaadhista, ayaa walaac xoogan ka muujiyay hoos u dhac uu sheegay inuu ku socdo Afka Soomaaliga.

Wariye hore Maxamuud Axmed Dalmar ayaa sheegay in hadii aan waxba laga qaban uu keeni karo isbadal ku yimaada Afka Soomaaliga iyo Suugaanta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS