“Maxamed Cabdilaahi Cumar Waa Dilaal, Somaliland Maaha In Ay Shirka Nairobi Ka Qayb Gasho”.Faadumo Siciid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maxamed Cabdilaahi Cumar Waa Dilaal, Somaliland Maaha In Ay Shirka Nairobi Ka Qayb Gasho”.Faadumo Siciid
June 26, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha arrimaha  dibada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Marwo Faadumo Siciid, aya nasiib daro ku tilmaamtay wadahadalo la qorsheeyay inay dhexmaraan Somaliland iyo Soomaaliya.

Dhimaca kale, Faadumo Siciid ayaa eedaymo u jeedisay Maxamed Cabdilaaahi Cumar oo ay ku sheegtay inuu yahay dilaal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS